Madaxweyne Hore Cali Mahdi Maxamed oo Goordhaweyd Geeriyooday

0

Waxaa Goordhaweyd geeriyooday Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Ala Ha U Naxariistee Cali Mahdi Maxamed.

Sida laga soo xigtay Eheladiisa Madaxweyne Cali Mahdi ayaa ku jirey maalmihii dambe isbitaal ku yaala Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya,wuxuuna geeriyooday Maqribkii caawa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here