Puntland Oo War Kasoo Saartay Xaalada Cakiran Ee Dalka

0

Warqoraal ah oo kasoo baxay maamulka puntland ayaa waxa si faahfaahsan looga hadlay aragtiga puntland ay ka qabto xaalada dalka gaar ahaan arimaha lagu muransanyahay ee doorashooyinka dalka

puntland waxa ay sheegtay dhowr qodob oo ay sheegtay in loobaahanyahay in lagu dhaqaaqo inta lagu guda jiro xaalada kala guur ka ah ee dalka waxaana ay sheegtay in waxba kamajiraan laga soo qaadayo waxa ay barlamaanka iyo madaxweynaha ansixiyeen intii ka dambeysay 8 febrayo

Halkaan Hoose Ka Aqriso

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here