War qoraal ah oo kasoo baxay goor dhaw Taliska Ciidanka Boliiska Ayaa waxaa lagu sheegay in nCiidanka booliska soomaaliya ay maanta fashiliyeen Qarax.
Qoraalka ayaa waxa lagu sheegay in abaare 11:25 AM, ay Ciidabka Boliisku ka war heleen, qof isku soo xiray walxaha Qarxa, kaas oo doonayay in uu miidaamiyo balse Ciidanka dowladda ayaa ka hor tagay oo fashiliyay ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay dowladda .
Taliska ciidanka booliska ayaa waxa ay intaasi ku dareen in ay faahfaahin buuxda kasoo bixin doonan qaraxaani maanta ka dhacay magaalada muqdisho
shalay ayay aheyd markii qaraxyo qaasaaro geeystay ay siyaabo kala duwan kala duwan uga kala dheceen ex koontarool balcad iyo isgooska tarabuunka kuwaasi oo kala tirsan degmooyinka hiliwa iyo hodan ee gobolkani banaadir

