Xukuumada Soomaaliya Oo Beenisay In Ay Fasaxday Qaadkii Ka Imaanjiray Kenya

0

sacadii lasoo dhaafay waxa hadal hayay hadal kasoo yeeray wasiirka maaliya xukuumada faderaalka soomaaliya cabdiraxmaan ducaale beyle oo ku saabsana qaadka la keeno soomaaliya hadalakaasi oo si yaabo kala duwan loo fasiray

wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada soomaaliya cabdiraxmaan ducaale beyle oo shir jaraa,id warbaahinta u qabtay ayaa waxa uu sheegay in hadal uu shalay sheegay si qaldan loo fasirtay ,waxaana uu wasiir beyle sheegay in uu ka hadlay in cid gaar ah uu san usoo dagin qaadka hareeriga ah

wasiir beyle ayaa waxa kaloo uu sheegay in qaadka hareeriga uu u furanayahay ganacsatada soomaaliyeed qofkasna uu soo dagsan karo

waxaana uu sheegay in hadalkiisii shalay ugu kaga hadlay waxyaabaha looga baahanyahay cida lasoo dageysa qaadka hareeriga isagoo tilmaamay in looga baahanyahay shaqsi kasta oo lasoo dagaya qaadka hareeriga in uu sifo sharciya umaro uuna bixiyo shanshuurta dalka

hadalka wasiirka maaliyada ayaa xukuumada soomaaliya ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili lais la dhaxmarayay war  kusaabsan in dowladda somaaliya ay fasaxday qaadka ka imaanjiray dalka kenya

hadalkaasi oo laga soo fasirtay hadal uu shalay jeediyay wasiirka maaliyada soomaaliya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here