Dowladda Kenya Oo Shaacisay In Ay Soo Iibsaneyso Gaadiid Ay Kula dagaalanto Al-Shabaab

0
Combined Joint Task Force – The U.S. and Turkey conduct a convoy during a joint combined patrol in Manbij, Syria, Nov. 8, 2018. Turkish and U.S. military forces conduct joint combined patrols to ensure security and stability in the region. The coalition remains united in a long-term, whole-of-government effort including international efforts to build regional stability, representative governance, humanitarian assistance, and economic progress. (U.S. Army photo by Spc. Zoe Garbarino)

dowladda kenya ayaa waxa ay sheegtay in hada meel wanaagsan ay u mareyso in ay soo iibsato gaadiid dagaal oo ay dooneyso in y kula dagaalanto dagaalamayaasha al-shabaab oo weerar qaraxyo ah iyo dagaal toos ah la beegsada ciidamada keenya

warbaahinta dalka kenya ayaa soo warineysa in dowladda keenya ay ku dhawaqday qorsho ay kusoo iibsanayso gawaarida gaashaaman ee dagaalka kusoo oo ay rabto in kaga hortagoto weerarada  al-shabaab

wageeysyada ugu afka dheer ee kasoo baxa dalka kenya ayaa waxa ay kusoo waramayaan in dowladda keenya ay hada wado qorshe ay 120 gaari oo nuuca dagaalka ah ay kusoo iibsanaso si ay ugu isticmaasho dagaalka ka dhan ka ah al-shabaab

waxaana dowladda keenya ay sheegtay in ay ka go,antahay in ay soo iibsato gaadiidkaan dagaal islamrkaasna ay ku bixineyso la dhan 70 milyan oo doolar

afhayeenka ciidanka  difaaca dalka keenya ayaa waxa lasoo warinayaa in uu sheegay in dowladda kenya uu heer gabo ah umarayo heshiis ay kusoo iibsanayaan gaadiid ka dagaal islamarkaasna ay doonayaan in ay kula dagaalamaan al-shabaab

waxaana uu afhayeenku sheegay in ay doonayaan in gaadiidkaan ay u isticmaalan in ay kaga hortaag qatarta weerarada al-shabaab kaga imaanaya ee iskugu jira dagaalada iyo qaraxyada

warar hoose ayaa sheegaya in dowladda kenya ay shirkad turki ah ka iibsanayso gawaaridaan balse ay ma uusan cadeyn warkaas afhayeenka ciidan difaaca dowladda keenya

al-shabaab ayaa muddooyinkii dambe kordhiyay weerarada ka dhan ka ah ciianka kenya iyagoona weeraro iyo qaraxyo miinooyin ah la beegsday ciidamada dowladda kenya

waxaana arintaasi ay keentay in dowladda kenya ay ku dhawaaqdo in ay dooneyso in ay iibsato gaadiid dagaal oo ay kula dagaalanto al-shabaab

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here