Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Madaxaweyne Deni oo Kulmay+Sawirro

0

Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxeeynaha Doowlad Goboleedka Puntland Said Abdullahi Dani oo Booqasho rasmi ah ku yimid Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Waxaana uu kulan la qaatay Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare.

Madaxeeynaha Doowlad Goboleedka Puntland Said Abdullahi Dani oo muqdisho ku sugan ayaa waddo kulamo uu la qaadanayo dhinacyadda kasoo horjeeda Villa Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here