Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Jabuuti. Kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha dalkaas Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nur Gacal, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, siyaasiyiin iyo maamulka caasimadda ayaa weftiga Madaxweynaha ka sagootiyey garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Dhuusamareeb.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here