Madaxweyne Deni oo Kulan La Qaatay Guddiga Doorashooyinka Puntland.

0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland.

Madaxweynaha oo warbixin ka dhegaystay Guddiga ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee u qabsoomtay, waxaana uu ku dhiirigeliyay in ay halkaasi kasii wadaan.

Madaxweyne Deni  waxaa ka go’an hirgelinta nidaamka xisbiyada badan oo hadda meel wanaagsan maraya, Xukuumaduna waa garab taagantahay Guddiga, iyadoo la illaalinayo madax banaanidooda.

=DHAMMAAD=

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here