Akhriso:-Magacyadda Dadka Ku Dhintay Weerarka Hoteelka Elite Lagu Qaaday

0

Inta la xaqiijiyay 15-qof ayay waxyeelo kasoo gaartay qaraxii galabta lagu weeraray Hoteelka Elite Hoteel ee Magaaladda Muqdisho.

Weerarka oo ku bilowday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu dhuftay qaybta dambe ee Hotel Elite, oo saaran Xeebta Liido ee Degmada Cabdicasiis, waxaana intaasi ka dib gudaha u galay dabley hubeysan.

Halkaan Hoose ka Akhriso magacyadda dadka ku dhintay weerarka.

  • Daahir Cali oo ka tirsanaa howl-wadeennada Wasaaradda Gaashaandhiga XFS ayaa ka mid noqday dadkii galabta ku geeriyooday Weerarkii ka dhacay afaafka hore ee Elite Hotel.
  • Agaasimihii xiriirka gobollada ee wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Cabdi
  • Sidoo kale dadka kale ee ku dhaawacmay weerarkaasi waxaa ka mid ah Camera-man ka tirsan Telefishinka Qaranka, oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Xuseen, wasiir ka Tirsan Maamulka Galmudug, xoghayahaUrurka Fosaj.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here