Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa la wareegay degmadda Kuntuwaareey ee gobolka Sh.hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Alshabaab.
Ciidanka Danab ayaa nolosha ku qabtay Horjoogeyaal sare oo Shabaab kamid ah, waxaana kuntuwaareey laga sii daayey dad Shacab ah oo Kooxda Alshabaab u xirnaa.
Al-shabaab-kii ku sugna Magaladda ayaa la sheegay in ay u dhaqaaqeen dhanka banaanka magaaladda,waxaana degmadda ka socda howlgal ay sameynayaan ciidamadda Dowladda Soomaaliya.

