Ciidamadda Dowladda oo Dilay Sarkaalkii Al-shabaab u Qaabilsanaa Awdheegle

0

Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmada awdheegle ee gobolka shabeelada hoose waxey ku khaarijiyeen sarkaal iyo Dagaalyahano  katirsanal-shabaab.

Ciidanka ayaa ka warhelay goob ay isku uruursanayeen al-shabaab una jirta awdheegle 6-km ayay ciidanka udhaqaaqeen waxeeyna halkaasi kudileen 8-maleeshiyaad ah oo uu kujiro Sarkaalkii Al-shabaab uqaabilsanaa aawdheegle iyo degaanada hoosyimaada.

Taliyaha Ururka 66-aad ee Guutada 14-ka Oktoobar XDS G/le Axmed Maslax Xuseen ayaa xaqiijiyay dhimashadda sarkaalka iyo ciidamadii la socday.

Ciidanka Xoogga ayaa gobolka shabeelada kawada howlgalo lagu baacsanayo al-shabaab.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here