Baarlamaanka Somaliland oo Ka Hor Yimid Qorshe Masar Dhamacsan Tahay+Dhageyso

0

Baarlamaanka Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid qorshe Dowladda Masar ay dooneyso in Saldhig Malatari ugu sameysato Deegaano ka tirsan Maamulkaas.

Xildhibaan Nac-nac oo kamid ah Baarlamaanka Somaliland oo la hadlay idaacadda Simba ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay  inaysan raali ka aheyn dhismaha masar ku dhisanayso saldhig military deegaano dhaca Somaliland.

Waxa uu kale sheegay in Ethobiya yihiin walaal masarna ay kasoo horjeedaan xitaa haday oqoonsato.

Hadalka Xildhibaanka ayaa imaanaya xili qeyb kamida Soomaliland ay ka howlgalaan shirkado ajaanib kuwaasi oo Musharuucyo ka fuliyo deeganadda Maamulkaas.

Magaaladda xeebeedka Barbara ayaa kamid ah meelaha  ay saamaynta ku leeyihiin waxaana ka shaqayda oodagan dakada shirkada DPWorld oo ah mid hoostagta imaraadka carabta.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here