Ku-Simha Raisulwasaaraha Xukuumdda Somaliya oo Magacaabis Sameeyay

0

Sii hayaha cusub ee xilka Raisulwasaaraha Xukuumadda Somalia ahna raisul wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar) ayaa xilkiii ka qaaday xoghayihii joogtada ahaa ee xafiiska Raisul Wasaaraha Axmed Nuur Max’ed Cabdi.

Waxaa xilkaan si KMG ahaan loogu magacaabay C/risaaq Xuseen Aadan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here