Wararka Waare oo magacaabay Guddiga Farsamo ee Hanaanka Doorashooyinka Dalka. By Radio Simba - Temmuz 25, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Hirshabeelle Md Dr Mohammed Abdi Ware ayaa Magacaabay Xubnaha ku matali doona Dowlada Hirshabeelle Guddiga Farsamo ee Hanaanka Habsami u socodka Doorashooyinka Dalka.