Axmed Madoobe oo La Kulmay Xildhibaanadda BFS Ku Matala Jubbaland.

0

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa  Hoyiga uu ka dagan yahay Magaalada Dhuusomareeb kula kulmay Xildhibaanad labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ku matala Jubbaland.

Kulankan ayaa ahaa mid la isku xog waraysanayay Xaalada guud ee dalka uu marayo iyadoo Madaxweynahu uu dhamaan Xildhibaanada Jubbaland ku matala labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah uu ku marti qaaday Jubbaland si looga wada tashado Arimaha masiiriga ah ee dalka.

Xildhibaanadan maanta uu la kulmay Axmed Madoobe ayaa qaarkood waxaa ku jira kuwa mucaaradsanaa siyaasadda Maamulkaasi, balse la heshiiyay Axmed Madoobe .

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here