Wabiga Shabeelle oo Fatahaado hor leh sameeyay iyo Barkacyo Billowday

0

Fatahaadaha uu sameynayo wabiga shabeelle ayaa sii kordhaya iyadoo degaanno hore leh uu sameeyay wabigu, waxaana degaannada iyo tuulooyin hoostaga Afgooye ka billowday barakac ay sameynaya dadka degaanka.

Maamulka Deegaanka Sabiid iyo Caanoole Moordiinle iyo Raqayle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka hadlay fatahaad wabiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanadaasi isagoo timaamay in saameyn xoogan ay ku yeelatay nolosha dadka deegaanka isla markaana ay fatahaadu baabi,isay dalagyadii sanadkan ka soo go,ayay beeraha.

Wali ma jiro gar-gaar toos ah oo la gaarsiiyay dadka degaandaas ku barakacay ee ay sameeyeen fatahadaha uu samaynayo wabiga shabeelle, waxana ay codsanayaan dadka shacabka ahi in sida ugu dhaqsiyaha badan lala-soo gaaro gurmad.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here