Kheyre oo Kulan La Yeeshay Madaxweynayaasha Koofur Galbeed, Hirshabelle iyo Jubbaland

0

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa xalay kulan Magaaladda Dhuusa-mareeb kula qaatay Madaxweynayaasha dowladd Goboleedyada Koofur Galbeed, Hirshabelle iyo Jubbaland.

Waxaa kulanka xalay ka maqnaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), oo shalay kulan gaar ah la yeeshay Khayre iyo Madaxweynaha Puntland oo ku laabtay Garoowe.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in kulanka xalay ka dhacay Magaaladda Dhuusa-mareeb looga hadlay qodobadda looga hadli doono wajiga Labaad ee Shirka Magaladda Dhuusa-mareeb.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here