Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Si Weyn Loogu Soodhaweyay Garowe

0

Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa gaaray wafdi kasocda dowladda dhexe ee Soomaliya, waxaana  si weyn magaalada Garowe loogu soo dhaweeyay Guddoomiyaha aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaliya, Guddoomiyaha ayaa lagu soo dhaweyay magaalada Garowe.

waxaana Soo dhaweynta  ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Wikiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo labada Guddoomiye Ku-xigeen ee Baarlamaanka Puntland, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale waxaa la filayaa in maanta ay gaaraan Garowe Wufuud kale oo ka tirsan dowladda dhexe iyo madaxda maamul Gobaleed yada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here