Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Gaaray Dhuusa-mareeb+Sawirro

0

Madaxweynaha Galmudug ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, mudane Cabdulcasiis Xasan Maxamed ( Laftagareen) oo u yimid si uu uga qaybgalo shir madaxeedka wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah DFS oo ka furmay magaalada Dhusamareeb.

Soo dhaweyn kaddib, labadda madaxweyne ayaa warbaahinta wadajir kula hadlay xarunta madaxtooyada GM.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here