Madaxweyne Lafta-gareen oo Xil Ka Qaadis Sameeyay

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii  Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Maamulkaas Ugaas Xasan Cabdi Maxamed

Wasiirka ayaa ka mid ahaa Wasiiradii shaqeynayay tan iyo markii la aasaasay maamulka Koonfur Galbeed, waxaana uu ka mid ahaa xubnihii la shaqeyn jiray Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa lagu Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Batrooka Koonfur Galbeed oo laga dhigay Suleeyman Shubeyb Cali, wuxuuna bedelayaa Wasiirkii hore ee Wasaaraddaas.

HOOS KA  AQRISO 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here