Xildhibaanadda Baarlamaanka oo Maanta Kulan Xasaasi ah Yeelanaya

0

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaaladda Muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah ansixinta xeerka asteynta kuraasta Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana la filayaa in xildhibaanadda ay cod gacan taag u qaadan xeerkaas.

Arintaan ayaa timid kadib markii ay soo baxeyn xildhibaano doonaya in kuraastooda ay geystaan deegaan ay kusoo bixi karaan,waxaana taasi cabasho ka keenay beelaha qaar.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here