Xildhibaano Kasoo Horjeystay Matalaadda Maqaamka Gobolka Banaadir

0

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kasoo horjeystay Matalaadda Maqaamka Gobolka Banaadir oo shalay ansixiyeen Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaliya.

Ilaa 72-xildhibaan oo deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur galbeed Soomaaliya,Puntland iyo Jubbaland ayaa kasoo horjeystay kordhinta lagu sameeyay aqalka Sare.

Waxa ay sheegeen in ay sharci darro tahay islamarkaana ay ka soo horjeedo dastuurka kordhinta lagu sameeyay senatarada Aqalka Sare.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here