Maamuladda Puntland iyo Galmudug oo Kawada Hadlay Dagaalka Al-shabaab

0
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ iyo Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Galmudug iyo Puntland oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Gaalkacyo.
Shirkan oo ahaa mid miro dhal ah, ayaa waxa goobjoog ka ahaa Xubno ka socda Goleyaasha Dowladdaha Galmudug iyo Puntland, Xildhibaano Aqalka Sare ah iyo La-taliyayaal, waxaana looga hadlay arrimaha; Amniga, dib u heshiisiinta,nabadda iyo iskaashiga dhaqaalaha.
Dhamaan qodobadaas ayaa laga gaaray isfgarad, waxana loo saaray guddi wadajireed si u dhaqangeliyaan.
-Dhamaad-

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here