Maamulka Somaliland ayaa maanta qaaday dhammaan xayriraadihii la xariiray caabuqa Cvid19, waxaana ay sheegeen in ay fasaxan yihiin dhammaan waxyaabihii horay loo joojiyay.
Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas oo warbaahinta la hadlaayay ayaa sheegay in ay dib u fsaxi doonaanDuullimaayada, Ciyaaraha, Waxbarashada, Hotelada iyo Dhammaan waxkasta oo hore loo joojiyay.
Soomaliland ayaa horay u joojisay dhammaan isku socodka guud ee gudaha maamulkaas.

