Dowladd Goboleedka Hir-Shabeelle waxay soo dhoweyneysaa war saxaafadeedka uu soo saaray Gudiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Somaliya.
“Waxaan Taageereynaa fekerka saliimka ah, kaasoo ah in loo turo shacabka Somaliyeed oo dhibaatooyin farabadan heystaan,waxaan la qabnaa in danta guud laga hordhigo tan gaarka ah, loona tanaasulo xaalada ay ku sugan yihiin”, ayaa lagu yiri warka.


