Waddamada Shiinaha iyo Hindiya oo Isku Afgartay in ay Wadahal Ku-xaliyaan Khilaafkooda

0

Waddamda shiinaha iyo hindiya ayaa waxa ay shaaca kaqaadeen in ay isku afgarteen in hanaan diplomaasiyadeed lagu xaliyo khilaaf xuduudeedka udhaxeeya waddamada shiinaha iyo hindiya iyada oo lamarayo Isfahan nabadeed oo lagu xalinayo khilaafka muranka xuduudda ee kadhaxeeya waddamada shiinaha iyo hindiya sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda hindiya.

Qoraalkan kasoo baxay dowladda hindiya ayaa yimid kagadaal markii dhawaan ay kulan yeesheen saraakiil matalayay labada dal kulankaasi oo kadhacay qeybo kamid ah xuduudda waddamada hindiya iyo shiinaha waxaana arrintan ay kusoo aadeysaa iyadoo labada dal uu kadhaxeeyo khilaaf dhinaca xuduudda ah kaasi oo soo socday in muddaa waxaana xusid mudan in dhawaan dowladda hindiya ay ku eedeysay millatariga shiinaha in ay gudaha usoo galeen xadka dhinaca hindiya taasi oo keentay in haatan ay wadahadlaan saraakiisha labada dowladood si xal looga gaaro khilaaf xuduudeedka udhaxeeya waddamada hindiya iyo shiinaha.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here