Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Maanta Ciid Tahay

0

Dowladda Federalka Somaliya ayaa ku dhawaaqday inay tahay ciid, kadib markii meelo ka mid ah Muqdisho & gobolada dalka Somaliya laga arkay bisha Shawaal.

Wasiirka Diinta & Awqaafta Xukuumadda Federalka Somaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo ka hadlayay Tv-ga Dowladda ayaa shaaciyay in bisha laga arkay Muqdisho & gobolada dalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here