Wararka inaga soo gaaraya koonfurta somaliya gaar ahaan gobolka jubada hoose ayaaa sheegaya inuu maanta dagaal xoogan uu ka dhacay deegaanka qoo-qaani eee gobolka jubada hoose.
Dagaalka ayaa waxa uu udhaxeyaa xubno katirsan Al Shabaab iyo ciidanka Daraawishta maamulka jubalnd waxana khasaaro kala duwan uu geystay dagaalkaasi.
Ma’ahan markii ugu horeysay dagaal udhaxeya Al shabaab iyo kuwa maamulka Darawishata Jubbaland, uu ku dhex maro deeganka qoo-qaaani ee hoostaga gobolka jubada hoose.
Waxana inta badan Alshabab ay weeraro ku qaadaan saldhig cidamadda ciidamadda maamulka jubalnd ay ku leeyihiin deegano iyo degmoyin hoostaga maamulka Jubbaland.

