Janeraal Bishaar Abshir Geedi Oo Loo Magacaabay taliyaha Booliska Galmudug

0

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar),ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii ciidanka booliiska Galmudug,isagoo magacaabay taliye Kale.

Wareegto uu soo saaray jeneraal Xijaar ayuu xilka uga qaaday gaashaanle sare Cabdikariin Xuseen Macallin oo xilka taliyaha booliiska Galmudug hayay wax ka yar 3-bilood, waxaana taliyaha cusub ee booliiska Galmudug loo magacaabay Janeraal Bishaar Abshir Geedi.

Mas’uulka la magacaabay ayaa xilal kasoo qabtay qeybaha Booliska Soomaaliyeed,wuxuuna soo noqday markii ugu dambeysay Taliyaha Hay’adda Dambi baarista ee CID-da.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here