Akhriso;-Magacayadda Dadkii Ku Dhintay Diyaaradii Ku Burburtay Bardaale

0

Waxaa la shaaciyay magacyadda dadkii galabta ku dhintay Diyaaraddi ku dhacday Garoonka Diyaaradaha Degmadda Bardaale ee Gobolka Baay.

Waxaa la xaqiijiyay in diyaaradda ay saarnaayeen ilaa lix,islamarkaana ay dhamaan goobta ku dhinteen.

Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyadda Dadkii ku dhintay diyaarada

1: Captan Xasan Muuse Bulxa.

2: Captan Mabruuk

3: Captan Cumar

4: Eng u dhashay dalka Kenya

5: Cali madax gaduud oo ahaa Masuulkii Xamuulka loo waday

6: Saciid Cabdulaahi Maxamed Wakiilkii Shirkadda.

Dhanka kale Mas’uuliyiin ka tirsan Shirkadda African Express ayaa sheegay inay u badan tahay in diyaarada gantaal lagu dhuftay.

Xildhibaan C/raxmaan Ibbi oo ka mid ah milkiilayaasha diyaaradda o qoraal soo dhigay bartiisa bulshadda ayaa sheegay in shan qof ay ku dhinteen diyaarada oo labo ka mid ah ay ahaayeen duuliyeyaasha diyaarada, wakiilkii xamuulka siday iyo wakiilka shirkadda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here