Mascud Ozil oo Soomaaliya ugu Deeqay Lacag Afurin ah

0

Mascud Mustafe Ozil laacibka kooxda kubadda cagta Arsenal iyo xulka Qaranka Germony ayaa Soomaaliya ugu deeqay lacag Afurin ah oo uu ugu tala galay in lagu afuriyo dadka tabaalaysan Somaaliya ee u baahan in la taakuleyo.

Mesut Ozil ayaa kafaala qaaday afurinta 16,000 oo qof bisha Ramadaan, waxaana ay ka kooban yihiin 2,000 qoys Suuriyaan iyo Turkish ah iyo 90,000 kun oo afur ah uu ugu deeqay Soomaaliya.

Si kastaba, Ozil ayaa dhowaan iska diiday inuu ogolaado in Arsenal ay mushaharkiisa ka jarto lacag dhan 12.5 boqolkiiba oo ay ciyaartoyda kale ee kooxdu ogolaadeen, hase yeeshee waxa muuqata in lacagtiisa uu u adeegsanayo bixinta qaadhaan Diinta Islaamku jidaysay oo uu Allah ugu dhowaanayo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here