Bukaankii u Horreeyay ee Looga Shakisanyahay Covid-19 oo Puntland ku geeriyooday

0

Puntland ayaa shaacisay in bukaan looga shakisanaa  xanuunka COVID-19 oo karantiilnaa uu geeriyooday balse weli la sugayo natiijada baaritaan lagu sameeyay si loo xaqiijiyo in uu cudurkaas u dhintay iyo in kale.

Qoraal ka soo baxay Guddiga ka hortagga iyo wacyi-gelinta xanuunka COVID-19 u qaabilsan Puntland ayaa lagu sheegay in bukaankaas geeriyooday weli la sugayo natiijada baaritaankiisa balse lama sheegin magaalada uu ku geeriyooday.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here