Waxaa goordhaweyd Magaaladda Muqdisho ku geriyooday qofkii sideedaad ee wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay in uu qabo caabuqa Carona-virus.
Qofkaan oo magaciisa lagu sheegay Shariif Maxamed ayaa la sheegay in gudaha dalka uusan ka bixin,islamarkaana todobaadkaan laga helay cudurka Carona, waxaana da’diisa lagu sheegay 58-sano jir.
Ala ha u naxariistee Shariif ayaa ahaa aabaha aabaha agaasimaha isbitaalka Banaadir Fartuun Shariif Maxamed.

