Akhriso:-Madasha Xisbiyadda oo Walaac Ka Muujisay Doorashooyinka 2020/2021  

0

Madasha Xisbiyadda Qaran ee dalka ayaa Warmurtiyeed kasoo saartay Doorashooyinka 2020/2021 kadib markii ay madashu u cadaatey wakhtiga ka dhiman iyo Caga jiidka XFS ay kacaga jiideeyso doorasho Dalka ay ka hirgeliso.

Madasha waxa ay soo saareen ilaa 14-qodob ay shaki ugu muujinayaan in Soomaaliya ka dhacdo doorashado qof iyo cod ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here