War Deg Deg:-Dagaal Ka Socda Galbeedka Magaaladda Kismaayo

0

Wararka ka imaanaya magaaladda kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa ku waramaya in dagaal uu ka socda Galbeedka Magaaladaas.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya Laba Maleeshiyo beeleed oo isku haya dhul daaqsin,waxaana la sheegay in la isku adeegsanayo dagaalka hubka culus.

Dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in dhinacyada dagaalamaya ay horey dirir u dhexmartay,islamarkaana lagu guuleysan waayay in la xaliyo dagaalkooda.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka ka socda Galbeedka Magaaladda kismaayo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here