Cusmaan Muuse Maqaarow oo Magaaladda Muqdisho Lagu Dilay

0

Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Miino oo saakay ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay Meel ku dhow Isbitaalka Digfeer ee Magaaladda Muqdisho.

Miinadda oo dhulka ku aasneyd ayaa la kacday Gaari Cabdile uu la socday Sarkaal ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya kaasi oo magaciisa lagu sheegay G/sare Cusmaan Muuse Maqaarow oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Milateriga Soomaaliya.

Sidoo kale qaraxa waxaa ku dhintay laba askari iyo Wiil Mooto Bajaajle ahaa.

Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda Qaraxa ka dhacay Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here