Dowladda Soomaaliya oo Joojisay Dhamaan Duulimaayadda Gudaha Dalka

0

War kasoo baxay Wasaaradda duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhammaan la joojiyay duulimaadyadda Gudaha dalka marka laga reebo diyaaradaha Sida Daawooyinka iyo Raashinka.

Warka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay sii socon doonta Xayiraadda duulimaadyada dibadda ah ilaa mar dambe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here