Wararka Xildhibaanada KGS oo Meel mariyay Guddiga Diyaarinta Doorashada Guddoonka By Radio Simba - Mart 25, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya ayaa maanta cod gacan taag ah ku meel mariyay Guddiga soo diyaarinta doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku xigeenadiisa.