Howlgal Xalay Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay howlgalo ka sameeyay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Ujeedka howlgalka oo ahaa amni xaqiijin ayaa ka dhacay Xaafadaha Degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Howlgalka waxaa sameeyay ciidamadda Booliska dowladda soomaaliya, waxaana inta uu howlgalka socday lagu qab-qabtay dhalinyaro lagu tuhmaayo falalka amnidaro ee mararka qaar ka dhaca xaafadaha Degmadaas sida dilalka iyo hoobiyayaasha.

Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Degmadda Wadajir ayaa idaacadda Simba u sheegay in dad lagu tuhmaayo oo howlgalka lagu qabtay layu wareejin doono hay’adaha amaanka Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here