Qarax ayaa lasoo sheegayaa in uu goor dhaweyd ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho.
Goob joogayaal ku sugan Ceelasha Biyaha ayaa inoo sheegay in qaraxu uu ka dhacay agagaarka Quraca Dhibil.
Lama xaqiijin karo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas balse goob joogyaal ayaa sheegaya in qaruxu uu ahaa qarax xooggan oo laga maqlay degaanka Ceelasha Biyaha.

