Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku dilay Labo askari oo Ka Tirsanaa Ciidamadda dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Sanca ee Magaaladda Muqdisho.
Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ay fuliyeen dilka ,ayna ka baxsadeen goobta.

