Ciidamo Ka Tirsan AMISOM oo Qarax Lala eegtay.

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ciidamo ka tirsan AMISOM Lagula eegtay Degmada Mahaddaay ee Gobalka SHabeellaha Dhexe.

Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan ciidanka Brundi ayaa qarax lagula eegtay Mahaddaay, waxaana ku dhintay inta la xaqiijiyay laba Askari halka tira kale ay ku dhawaac meen.

Waxaa sheegtay masuuliyadda qaraxaas Al-shabaab,  warar ayAl-shabaab ku qoreen barahoda Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada qaraxii lala eegtay Ciidanka Burundi ee ku socdaalayay degmada Mahadaay, iyagoona xusay in halkaas ay ku dileen laba Askari oo Burundi ah, kuwo kalena ay dhaawaceen.

Saraakiisha AMISOM iyo Maamulka Degmada midna kama hadal qaraxaas ka dhacay Mahaddaay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here