Wasiir Laga Helay Caabuqa CronaVirus

0

Cudarka dunida kusii baahaya ee Caronavirus ayaa laga helay mid ka mid ah wasiirada dalka France, wararka ayaa ku warramaya in wasiirka dhaqanka iyo Dalxiisaka dalka France Frank Rester laga helay caabuqa Caronavirus.

Waxaa la sheegay in baaritaan lagu sameeyay wasiirka lagu helay caabuqa, waxaana la sheegay in wasiirkani uu la noolaa caabuqa ku dhawaad usbuuc, waxaana lagu ogaaday baarinaan lagu sameeyay wasiirka in uu la nool yahay Xanuunka.

Wasiirka ayaa ka mid ahaa guddi dowladdu magacawday oo loogu tala galay in ay ka hortagaan Caabuqa Crona, kusaas oo si gooni ah loogu xilsaaray in ay xakameeyaan cudurka saameynta ku haya dunida oo laga helay gudaha dalka France.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here