Nin Oday ahaa oo Mindi Isku Dilay Suuqa Bakaaraha

0

Wararka naga soo gaaraya Gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa ku waramaya in nin odey ahaa oo isku dilay Suuqaas.

Falkaan ayaa ka dhacay qeybta Maacuunta Lagu iibiyo ee Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaaladda Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in odeyga uu gacantiisa isku dilay,aana la ogeyn sababta ka dambeysa.

Goobta uu falka ka dhacay waxaa Gaaray Ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here