Qof Isku Daldalay Xarun Dadka Lagu Dhaqan Celiyo Muqdisho+Sawirro

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qof isku dal dalay xarun dadka lagu dhaqan celiyo oo ku taala Magaalada Muqdisho.

Xaruntaan oo lagu magacaabo Dhibul Raxiim ayaa ku taala Gudaha Suuqa Bakaaraha,waxaana la sheegay in mid kamid ahaa dadkii lagu dhaqan celinay uu isdilay.

Goobta uu falkaan ka dhacay waxaa gaaray ciidamadda Dowlada Federaalka  Soomaaliya, iyo kuwa Dambi baarista,waxaana socda baaritaan.

ilaa haatan lama oga qaabka uu qofka isku daldalay, iyo cid u sahashay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here