Wasiir Cawad oo u Yeeray Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka Cumaan

0

Wasaaradda arrimaha dibadda ee xuukumadda federaalka Axmed Ciise Cawad ayaa warqad uu soo saaray ku amray danjiraha inuu muddo afar cisho ah gudhood uu dib ugu soo laabto dalka.

Cabdiweli Cali Axmed (Jaylaani) ayaa lagu amray in uu dalka kusoo laabto muddo afar cisho ah gudahood, danjiraha oo soomaaliya u fadhiya dalka Cummaan ayaa warqadda waxaa lagu sheegay in uu dalka si deg deg ah ugu soo laabto

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here