Haweeney Muqdisho Ku Dishay Gabar u Shaqeynaysay,Booliska oo Qabtay

0

Ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Haweeneey la sheegay inay dishay Gabar Jaariyad aheyd(u Shaqeynaysay).

Falkaan ayaa ka dhacay Mid kamid ah Xaafadaha Magaaladda muqdisho,waaxaana kiiska haatan la wareegay Laanta CID Ee Dembi baarista Soomaaliyeed Ee Boolisk

Haweeneydaan ayaa waxaa la sheegay inay kal u adeegsatay dilka ay ugeysatay Gabadha u shaqeeneysay oo 14 jir aheyd,taasi oo laga keenay Deegaanka Janaale Gobolka Shabellaha Hoose.

Dhacdadaan oo aad looga hadal hayey Saacadihii lasoo dhaafay Baraha Bulshada ayaa waxa Laanta CID sheegtay inay baaritaano wado.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here