Madasha Xisbiyadda Qaran oo War Kasoo Saartay Arinta Maamulka Galmudug

0

Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa war-murtiyeed kasoo saaray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan maamulka Galmudug.

Qoraal ay soo saareen ayay ku sheegeen, in ay si dhow ula socdeen xaaladad ka taagan Galmudug, oo haatan maraysa meel cakiran.

Madasha ayaa soo jeedisay in la xaliyo arrimaha Maamulka Galmudug, oo haatan yeelanaya madaxweynayaal isdiidan,waxayna soo saareen ilaa lix qodob.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here