Musharixiinta madaxweynaha Maamulka Galmudug, Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere), Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo Kamaal Daahir Guutaale oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa ku baaqay in la abuuro jawi doorasho oo lagu tartami karo haatana doorashada dib loo dhigo 15 cisho ah.
Musharixiinta ayaa wali diidan in ay isdiiwaan galiyaan,waxayna dalbadeen in doorashadda dib loo dhigo.



