War Deg Deg:- Dil Ka Dhacay Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dil Goordhaweyd ka dhacay Muqdisho.

Falkaan Dilka ah ayaa ka dhacay degmadda Shibis gaar ahaan Iskuul Muqdisho ee Degmadaaas ku yaala.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in askari ka tirsan Dowladda uu toogtay nin ku hubeysnaa Qoriga Ak47 oo mooto saarnaa,balse aan wadanin dharka Ciidanka.

Goobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray Ciidamadda amaanka,waxaana socda baaritaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here